wanaag.blogspot.com
www.wanaag.blogspot.com: Banaan bax iyo gabay Cajiiba Iyo Buuoodle
http://wanaag.blogspot.com/2011/03/banaan-bax-iyo-gabay-cajiiba-iyo.html
Mercredi 2 mars 2011. Banaan bax iyo gabay Cajiiba Iyo Buuoodle. Ka Dhiibo Fakradaada (Riix: comments). Mercredi, mars 02, 2011. Dood Wacan Aan Daala Dhac Lahayn Baan Idiin Rajaynaya Walaalayaal. Inscription à : Publier les commentaires (Atom). Waxaad kaloo naga heli kartaan. Http:/ www.shardiid.blogspot.com. Http:/ www.shardiidcom.blogspot.com. Messages les plus consultés. GABAYO :Beenaleey, Camanje, Dhuux, iyo Geele. GABAY HAL XIDHAALE AH. Baqbeenadoo dacarootay Sideebaa looga baxshaa? Gabay qiiro leh ...
wanaag.blogspot.com
www.wanaag.blogspot.com: MAGACYADA HABLAHA SOOMAALIYEED
http://wanaag.blogspot.com/2011/01/magacyada-hablaha-soomaaliyeed.html
Lundi 10 janvier 2011. HALKAN UGA RAADI MAGAC GABADHAADA. Magacyada loo bixiyo hablahayaga waxay muujiyaan hiddahayaga, deegaan iyo asal ahaan halkaannu ka soo jeedno, kobta juqraafi ahaan dunida kaga noolnahay, ama waxay cabbir muuqda ka bixiyaan muuqaalka inamaha, qaab iyo qeex uu waalidku la jeclaado ama u saadaaliyo. Mararka qaarkood laga yaabee haweeneey jeeska ka tirsan ama ka tirsanaan jirtay in loogu magacdaro oo lagu sammiyo. Sidaas darteed, magacu waa aqoonsi ruuxu leeyahay oo muujinaya halkuu ...
wanaag.blogspot.com
www.wanaag.blogspot.com: Daawo: Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar Camey.oo Laanta Labiga u Socda(Maansha Allah).
http://wanaag.blogspot.com/2011/02/daawo-caaqil-maxamuud-xaaji-cumar.html
Vendredi 4 février 2011. Daawo: Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar Camey.oo Laanta Labiga u Socda(Maansha Allah). Ka Dhiibo Fakradaada (Riix: comments). Vendredi, février 04, 2011. Dood Wacan Aan Daala Dhac Lahayn Baan Idiin Rajaynaya Walaalayaal. Inscription à : Publier les commentaires (Atom). Waxaad kaloo naga heli kartaan. Http:/ www.shardiid.blogspot.com. Http:/ www.shardiidcom.blogspot.com. Messages les plus consultés. GABAYO :Beenaleey, Camanje, Dhuux, iyo Geele. GABAY HAL XIDHAALE AH. Ka Dhiibo Fakradaa...
wanaag.blogspot.com
www.wanaag.blogspot.com: Ismaaciil Mire:Annagoo taleex naal
http://wanaag.blogspot.com/2011/06/ismaaciil-mireannagoo-taleex-naal.html
Dimanche 5 juin 2011. Ismaaciil Mire:Annagoo taleex naal. Gabayga wuxuu ahaa warbixin, uu Ismaaciil Mire, ka mariyey dagaalkii ay isaga hor yimaadeen Daraawiishta iyo Ciidankii Ingiriiska ee uu ammaanduulaha ka ahaa Richard Corfield. Dagaalkaasi wuxuu ka dhacay goobta loo yaqaan Ruuga ama Buurta Dulmadoobe, 9kii Agoosto, 1913kii. Gabaygu waa warbixin ka warramaya sidii dagaalka loo qaaday ama loo abaabulay, sidii loo duulay, weerarkii iyo sidii xoolihii. Annagoo Taleex naal jahaad taladi soo qaadnay,.
wanaag.blogspot.com
www.wanaag.blogspot.com: GABAYO :Beenaleey, Camanje, Dhuux, iyo Geele
http://wanaag.blogspot.com/2010/11/gabayo-beenaleey-camanje-dhuux-iyo.html
Mercredi 24 novembre 2010. GABAYO :Beenaleey, Camanje, Dhuux, iyo Geele. 8226; Nimanyahoow hashiinii ma arag, waana la hubaaye. 8226; Waa taan hudheelaha galaa, hogoga Iidoore. 8226; Waa taan hariirsade gubaa, dhuxuli hoos taale. 8226; Waa taan makhaayado hurshaa, halow i leefaaye. 8226; Haweenkaygu waateey midgaha, hilib ka iibshaane. Cali Geele nin la yidhaahdo oo Arab (Isaaq) ah ayaa uu jawaabay Camanje oo yidhi:. 8226; Abasguul Isaaq inaan la simo, igama eegtaane. 8226; Waa taan irbado iibsadaa, sida...
wanaag.blogspot.com
www.wanaag.blogspot.com: SANAD GUURADA 1AAD EE MAAMULKA SSC IYO ADDUUN WAYNAHA OO LOOGA DABAAL DEGAY HALKAN KA DAAWO(WAAW) 10/10
http://wanaag.blogspot.com/2010/11/sanad-guurada-1aad-ee-maamulka-ssc-iyo_25.html
Jeudi 25 novembre 2010. SANAD GUURADA 1AAD EE MAAMULKA SSC IYO ADDUUN WAYNAHA OO LOOGA DABAAL DEGAY HALKAN KA DAAWO(WAAW) 10/10. Jeudi, novembre 25, 2010. Dood Wacan Aan Daala Dhac Lahayn Baan Idiin Rajaynaya Walaalayaal. Inscription à : Publier les commentaires (Atom). Waxaad kaloo naga heli kartaan. Http:/ www.shardiid.blogspot.com. Http:/ www.shardiidcom.blogspot.com. Messages les plus consultés. GABAYO :Beenaleey, Camanje, Dhuux, iyo Geele. GABAY HAL XIDHAALE AH. Xudun iyo Xusuusti Waagi. Gabay qiiro...
wanaag.blogspot.com
www.wanaag.blogspot.com: Daawo barwaaqada gobalka sool Iyo Boholaha Xargaga(Khaatumo State) "Daawasho Wacan"
http://wanaag.blogspot.com/2012/06/barnaamijka-barwaaqada-gobalka-sool.html
Samedi 2 juin 2012. Daawo barwaaqada gobalka sool Iyo Boholaha Xargaga(Khaatumo State) "Daawasho Wacan". Ka Dhiibo Fakradaada (Riix Hoos Meesha comments). Samedi, juin 02, 2012. 1 mars 2013 à 23:26. This wаs an еxtremely wondeгful post. Thanks fоr suρрlуing thesе details. Also vіsіt my wеbsitе : weight loss ephedrine. Dood Wacan Aan Daala Dhac Lahayn Baan Idiin Rajaynaya Walaalayaal. Inscription à : Publier les commentaires (Atom). Waxaad kaloo naga heli kartaan. Messages les plus consultés. Ahmed Mohame...
wanaag.blogspot.com
www.wanaag.blogspot.com: BAL ARKAY NIMBA MEEL WAX LAGA TUSYE,NINKAN IYO ARAGTIDIISA.
http://wanaag.blogspot.com/2010/11/bal-arkay-nimba-meel-wax-laga.html
Lundi 29 novembre 2010. BAL ARKAY NIMBA MEEL WAX LAGA TUSYE,NINKAN IYO ARAGTIDIISA. Lundi, novembre 29, 2010. Dood Wacan Aan Daala Dhac Lahayn Baan Idiin Rajaynaya Walaalayaal. Inscription à : Publier les commentaires (Atom). Waxaad kaloo naga heli kartaan. Http:/ www.shardiid.blogspot.com. Http:/ www.shardiidcom.blogspot.com. Messages les plus consultés. GABAYO :Beenaleey, Camanje, Dhuux, iyo Geele. GABAY HAL XIDHAALE AH. Baqbeenadoo dacarootay Sideebaa looga baxshaa? Xudun iyo Xusuusti Waagi. Gabay qii...
wanaag.blogspot.com
www.wanaag.blogspot.com: Gabayo Ay Isu tiriyeen Rag ka Soo Kala Jeeda Degmooyinka Buuhoodle Iyo Bariga Burco.oo khuseeya Gadoodkii Kalshaale
http://wanaag.blogspot.com/2010/12/gabayo-ay-asu-tiriyeen-deegamada.html
Mardi 14 décembre 2010. Gabayo Ay Isu tiriyeen Rag ka Soo Kala Jeeda Degmooyinka Buuhoodle Iyo Bariga Burco.oo khuseeya Gadoodkii Kalshaale. Gabaygan Waxaa BILAABAY NIN KA SOO JEEDA BEESHA HABRROJECLO. Haddii aan cadaan looga qixin. Cida reer marqaan iyo hadaan. Layga dilay caaqilo ulaynin. Cali geriyo reer hagar hadaan. Cimrigay intuu jiro hadii. Cidi kunaalooto calaan ahoo. Calaydhalay haddii layga caban waayo. GABAY JAWAAB AHNA WAA KAN:. Cosobsiga hashii barata iyo cidhifka daaqiisa. Canjil baad bilwd...